Kukiyada waa in karti loo siiyaa biraawsarkaaga

Laba kuki-yo ayaa loo isticmaalaa bartan: Midka muhiimka ahi waa kukiga dhacda kulanka, ee sida caadiga loo yaqaan MoodleSession.

Waa inaad u oggolaataa kukiga biraawsarkaaga sidii aad fursad ugu siin lahayn sii socodka iyo ku jiritaanka soo-galitaanka bog min bog. Markaad ka baxdo barta ama xidhto biraawsarka kukigan ayaa la burburineysaa (gudaha biraawsarkaaga iyo serferkaba)

Kukiga kale ayaa loo isticmaala kalaiya hawl-fudeydin, badiyaa loo yaqaan MOODLEID. Waxa kaliya ee xasuusaneysaa magacaaga-isticmaale ee gudaha biraawsarkaaga. Tan micnaheedu waa markaad ku soo noqoto bartan gabbalaka magac-isticmaalaha ku yaal bogga soo galitaanka ayaa horay laguugu buuxin doonaa. Waa ammaan inaad diiddo kukigan -waa inaad kaliya dib ugu qorto magacaaga -isticmaale marka kasta oo aad soo gasho.